RSS

Reza Aslan: Fariid Faraxalan

20 Oct

Prof. Aslan waxa aan ku jecelahay qaab doodeedkiisa ku salaysan kalsoonida iyo aqoonta. Reza waa libaax miciyo tusay Bill Maher-ka “aan ahayn waxa uu ismooday”. Haddii qaabkiisan loo waajihi lahaa islaam-ka-bacowga – Islamophobia – isla markaana dhagax loo dhigi lahaa sheegashooyinkooda aan aqoonta iyo xaqiiqada taariikhiga ah ku dhisnayn…mugdigan dunidan ka muuqdaa ma waareen. Good job Dr. Reza…I love your style.

Advertisements
 
Faallo u dhaaf

Posted by on Oktoobar 20, 2014 in Uncategorized

 

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: