RSS
Video

Khudbaddii Ugu Wacnayd ee Arday Ka Jeediyo Harvard Business School!

23 Jun

Casey Gerald: Fariid faraxalan, wiil qor-qoran, deggen, aftahan ah, il-dheer oo haybad hoggaamineed ka muuqato. Isaga oo aan waxba warqad ku soo xar-xarriiqan ayuu soo hor istaagay ardaydii, bareyaashii iyo maamulka jaamacadda Harvard si uu u jeediyo hadalkii sagootiska ardayda MBA-da ka qalinjebisay gugan 2014. Dabadeed si aan la filayn hore na loo arag ayuu u hadlay!

Dhegayso khudbaddiisa adba waad ila qiri doontaa in uu ugu yaraan leeyahay hibo uu ku noqdo THE NEXT OBAMA eh.

 
Leave a comment

Posted by on June 23, 2014 in Uncategorized

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: