RSS

Francis Fukuyama: Haasaawe taariikheed

18 Oct

UCBerkelyevents: Barnaamijkiisa ‘Conversations with history’ ayaa Harry Kreisler uu ku sooray Francis Fukuyama si uu ula jeexjeexo wax ugu dhiman buuggiisa cusub ee ‘The Origins of Political Order’. Fukuyama ayaa waxa uu sii yar faqfaqayaa taariikhdiisii kasmo-aqooneed iyo asalkii buuggiisa kale ee ‘The End of History’. Waxa uu tilmaamayaa raadka Samual Huntington ku yeeshay dunida. Haasaawahani waxa uu dul istaagayaa salka nidaamka iyo isahaanta siyaasadeed. Francis waxa uu dul istaagayaa sababta uu u qoray buuggiisa cusub iyo ahmiyadda ay leedahay taariikhda iyo daraasadda isbarbardhigga ku salaysan ee bacrimisay buuggiisani. Sidoo kale, raadka sayniska iyo aragtiyuhu ku leeyihiin isnidaaminta bani-aadanka. Waxa uu isbarbardhigayaa labada farsamo dawladeed ee Hindida iyo Shiinaha isaga oo qiimaynaya qummanaanta farsamo-dawladeedka Shiinaha ee xilligan edegaynta. Dabadeed waxa uu taxliilinayaa ajendayaasha qolada loo yaqaan neo-conservative-ka. Waxa uu ku gunaanadayaa talo uu siinayo ardayda u xadhko xidhan daraasaynta timaaddada. Aragtidii uu ninku ku caan baxay maanta way dhicisowday; Huntington ayaa cirka u eegay. Haddana, illayn waxu waa feker iyo isriixriixe, waa buur in badani ku tiirsan tahay. Ila dhegayso:

 
1 Comment

Posted by on October 18, 2011 in Uncategorized

 

One response to “Francis Fukuyama: Haasaawe taariikheed

  1. Shaun Strachan

    October 24, 2011 at 7:12 PM

    I love your Blog, it’s nice when you can tell somebody actuallly puts effort into a blog, and gives the blogs value.

     

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: