RSS

Edward Said- The Last Interview

29 Sep

Prof Edward Said haddii uu muslin ahaan lahaa ILAAHAY HA U NAXARIISTO ayaan odhan lahayn. Hadda iyo haddeer se, waxa uu ahaa nin weyn. Yaabku ma aha uun buuggiisa ‘Orientalism’, ee waxa xitaa la dhacsan makhluuqa indhaha yar ee ku uuman dunida barigeeda fog…halka cadceeddu ka soo baxdo. Addoonku muxuu damiir hurda kiciyey! Damiirka ugu weyni waa midka ka kacay koonfur Aasiya ee la baxay SUBALTERN. Isagu dee sida tuugta uu ka mid yahay Huntington iyo Bernard Lewis muu ahayn..Maxaad moodaysaa? Waxa uu ahaa nacdal ay reer galbeedku korsadeen oo meel walba ka qaniinay..sida jinac-dullaanka. Alla wacnaan lahaydaa in uu noolaado xilligan carabtu asqowday. Inta uu hadal culus kaga dhukuf siiyo ayaa sida wax uu mar keliya laydh soo dhacay ‘ma sidan bay wax u ekaayeen?’ lagu wada waalan lahaa.

 
1 Comment

Posted by on September 29, 2011 in Uncategorized

 

One response to “Edward Said- The Last Interview

  1. Thurman Melancon

    October 26, 2011 at 1:30 AM

    Did you design the site this well with the default blog tools? Your blog is incredible.

     

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: