RSS

African Game Changer–The Consequences of Somaliland’s International (Non) Recognition

20 Sep

Garaadlaaweyaasha sida beenta ah u sheegta aragtida Soomaaliweyn ma waxa la arkaa uun maalinta ay maqlaan wax Somaliland u hiilinaya? Maxaa u diiday in ay danohooga ku faafaan oo ay iska nabadgeliyaan ummaddan masaakiinta ah. Bal akhri maqaallada wada ciilka, cuqdadda iyo cadhada walwaalaya ee ku soo hooraya wardheernews.com; kii Cabdalla Warfa ee sagxadda cararayey waaqicana ka fogaa ayaad saakadan ku arkaysaa. Marka aad cid bushinayso ka fogow waxaa aad ku bushinayso in lagugu bushiyo adiga laftaada, haddii kale nin cidlo ka cadhooday ayaad tahay.

 
Leave a comment

Posted by on September 20, 2011 in Uncategorized

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: