RSS

Unauthorised tapping into or hacking of mobile communication

20 Jul

Ceeb! Odayga siddeetan jirka ah ee sidii wax waalan uun indhaha iska soo tuuraya. “Wax allaaliyo wax aan ka ogaa ma jiro!”, yarkiisaa ka daran, “idinkaaba sheegaya wax la dhegodhageeyey!”. Oo haddaa muxuu baadhitaankii ay samayn rabeen Scotland Yard u suuldaaray? Wallee Meel xun bay maraysaa sheekada dhegodhegaynta telefoonnada ee loo haysto boqorkii warbaahinta reer galbeed;  Rupert Murdoch. Waxaba la leeyahay PM David Cameroon muxuu isu casili la’yahay bilaa dhiigsanaa?

Warbixin qarsoon oo baarlamaanka UK diyaariyay ayaa saakadan uun la oggolaaday in la baahin karo. Halkan guji: http://www.parliament.uk/documents/commons-committees/home affairs/CRC%20Final%20Report%20Embargoed.pdf

 
Leave a comment

Posted by on July 20, 2011 in Uncategorized

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: